Raadi adeeg caafimaad oo deegaanka ah
Ka hel adeegyada NHS ee Bristol, North Somerset iyo South Gloucestershire.
Ka hel adeegyada NHS ee Bristol, North Somerset iyo South Gloucestershire.
Tag 111.nhs.uk ama wac 111
Tag adeegga NHS.UK
SARI waxay siisaa taageero bilaash ah oo qarsoodi ah qof kasta oo dhibane u ah dembi nacayb. Haddi ay taasi ku salaysan tahay isir, caqiido, naafo, doojin galmo, aqoonsiga jinsiga, da'da, ama jinsiga. Wixii macluumaad dheeraad ah booqo boggooda internetka .